Cabdikariin Guuleed oo ka shifay in ay socdaan Shirar qarsoodi ah iyo Gor gortan ay Madaxda Dowlada ka…

Waxaa soo baxaya xogo sheegaya in ay jiraan shirar qarsoodi ah oo u dhaxeeya Madaxda dowlada Soomaaliya iyo dowlada Kenya si gor gortan looga galo muranka badda ee u dhaxeeya labada wadan. Madaxweynihii hore ee maamulka Galmudug Cabdikariin Xuseen Guuleed ayaa shaaciyay in ay jiraan xogo sheegaya in Madaxda dowlada Soomaaliya ay gor gortan ka … Continue reading Cabdikariin Guuleed oo ka shifay in ay socdaan Shirar qarsoodi ah iyo Gor gortan ay Madaxda Dowlada ka…